Erayada 'IYU'

iyukaaryootig

Qeexid

(-gyo, m.dh) (baay.) Noole ka kooban unugyo, ay ku jiraan walxaha hiddo-barasho oo leh bu' muuqata.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh