Erayada 'JEN'

jengeli

Qeexid

(-iyo, m.dh) Nin aan ilbax ahayn; badaw.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

jengeliyad

Qeexid

Haweenay aan ilbax ahayn.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh