Erayada 'JEY'

jeydal

Qeexid

(-llo, m.dh) ld jeedal1.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

jeysh

Qeexid

(-shash, m.l) Ciidanka qalabka sida ee dal leeyahay.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l