Erayada 'JIK'

jikaar

Qeexid

Muran lagu diido xaqiiqo jirta; asaraar; canaad.

(-rro, m.dh) Baratan huuriyo lagu tartamo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

jikaar

Qeexid

Xaqiiq jirta ka murmid.

Ku j.: Qof inuu wax sameeyo ku khasbid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

jikaarid

Qeexid

eeg jikaar2.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

jikaartamid

Qeexid

ld jikaartan1 (2).

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

jikaartan

Qeexid

Murmidda xaqiiq jirta laga murmo.

ld jikaartamid.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

jikaartan

Qeexid

(-amay, -antay; -ami) Xaqiiq jirta ka murmid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

Labdhedig

(-antay)

jiko

Qeexid

Qolka cunnada lagu kariyo.

Dumarka ka tirsan gaboo-leyda.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh