Erayada 'JIR'

jir

Qeexid

Oogada dadka.

Roob badan oo habeen da'a.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

jir

Qeexid

(f.g) Meel ku maqnaansho.

(f.g) Nafley iwm mudda noolaan.

(f.g) Wax sugnaantooda hubid. 4. (f.mg) La j.: xoolo ilaalin. 5. (f.mg) La j.: cid la socosho ama la joogid. 6. Jirtoo: waa yahay ee.... 7. Iska j.: Ka digtoonow! 8. Shay intuu ka fogyahay shay kale.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

g (Gudbe) — Gudbe (transitive)

Qeyb: naxwe

Tusaale

““Naahoy, jirtoo hadduu aabbahaa dhul kala dillacay isku kabi karayo waa nin rag ah, hayeeshee aniga meesha aabbahay joogo dhulkuba kama kala dillaaco!”.”

jiraa

Qeexid

Wan gaboobay oo aan xoog iyo baruur midna u harin.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

jiraab

Qeexid

Kolay harag ama wax kale ka samaysan oo cuntada miraha ah lagu gurto.

Konton (50) kiilo oo timir ah oo jiraab caw ka samaysan ku jirta.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

jiraal

Qeexid

ld jirid.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

jirac

Qeexid

ld jinac.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

jirbe

Qeexid

Nooc cawska ka mid ah oo lo'du aad ugu naaxdo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

jirdabixi

Qeexid

Geed si uusan dib ugu soo fufin xididkiisa siibid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

jirdabixin

Qeexid

eeg jirdabixi. ld jirdabixis.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

jirdabixis

Qeexid

ld jirdabixin.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

jirdeys

Qeexid

(-syo, m.dh) Xarig dawlis ah oo aad loo tidcay.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

jirdil

Qeexid

(taar.) Xad ciqaab oo lagula dhaqmo koox, ama qof kale si xaq daro iyo xad gudub, sababo siyaasadeed ama mid diineed.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

jirdobixin

Qeexid

ld jirdabixin.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

jire

Qeexid

Ilaah; Eebbe.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

jiri

Qeexid

Nafley roob ka okorin.

Jeri.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

jiribaa

Qeexid

Cayayaan yaryar, duula, cadaad-ka fuula oo xilliga kaliisha qayliya.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

jirid

Qeexid

ld jirrid.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

jiriibbamid

Qeexid

ld jir-riban1 (2).

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

jiriibban

Qeexid

Hadal hagag ah oo laysku celceliyo.

ld jirribamid.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

jiriibban

Qeexid

(-amay, -antay; -ami) Hadal hagag ah isku celcelin.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

Labdhedig

(-antay)