Erayada 'JUF'

jufee

Qeexid

Meel daloosha wax ku gufayn.

Samayo waran jufo gelin. ld jifee.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

jufeyn

Qeexid

eeg jufee. ld jifeyn.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

jufis

Qeexid

Beer masaar caws kaga falid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

jufo

Qeexid

Bir dhuuban oo gadaal uga jirta samayada waranka.

Bir goobaaban oo bakooradaha salka laga geliyo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh