Erayada 'JUG'

jug

Qeexid

(sh.r) Nabar, ay waxa gammuuxani geystaan.

(sh.r) Wax qarxay ama si xoog leh meel ugu dhacay, sanqadhooda.

J. ah: haad fas badan laga hayo (turub).

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

jugee

Qeexid

ld jukee.

Turub iyadoo la muujinayo in haad fas badan laga haayo bad ku dhufasho.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

jugeyn

Qeexid

eeg jugee. ld jugeys, jukeyn, jukeys.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

jugeys

Qeexid

ld jugeyn.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

jugeysad

Qeexid

ld jugeysasho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

jugeysasho

Qeexid

eeg jugeyso. ld jugeysad, jugeysi, jukeysad, jukeysasho, jukeysi.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

jugeysi

Qeexid

ld jugeysasho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

jugeyso

Qeexid

Dhar la dhaqay baaf iwm gudihiisa ku garaacasho ama ku xafuujisasho.

Haad turub oo fas badan laga hayo degasho (ciyaar turub) ld jukeyso.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg3

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

jugley

Qeexid

(bot.) Shimbir weyn oo ay goroyada isku bahyihiin, oo aan duullimaad dheer samayn karin.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

jugleyn

Qeexid

(daaw.) Hirar cadaadis ah oo is daba joog ah oo dhex maraya halbowle waxaana keenay iskuroorka hannaansan ee muruqa qolka bidix ee wadnaha, sidaas darteed waxay u dhigmaan xawliga garaaca wadnaha inta goor uu wadnuhu (garaaco/daqiiqaddiiba) waxa si sahal ah looga dareemi karaa halbowlayaasha meel soke ku yaal, sida halbowlaha kalka dibadeed ee tagoogta (radial artery) ama halbowlaha luqunta (karotid artery).

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

jugux

Qeexid

.r Cod la maqlayo marka wax la laqayo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh.sh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh