Dooro nooca xarafka 'K':
Erayada 'KA-'
ka-faa
Qeexid
ka-faa'iideyste m.l (-tayaal, m.l/dh) (daaw.) Jeermiyo ka-faa'iideysta xaalad bukaan oo difaaca jirku dhimmanyahay. Difaac la'aanta oo ay keeni karto: infekshin cudurro kale ama dawo jeermiyada ka-faa'iideystayaasha sida badan jirro uma keeni karaan qof caafimaad qaba.
Wadaag:
ka-goys
Qeexid
Ka-g. ah: weyl, nirig iwm oo naaska hooyadood ka go'ay.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: