Erayada 'KAN'

kan

Qeexid

(kaman, m.l) Baruur fuusha kelyaha korkooda.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

kan

Qeexid

(kuwan, w) Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha u dhow lagu tilmaansado. Tus. “Waa kan ninka qoray buugga”. ld ka1

Qaabnaxweed & Naxwe

mu.ti.l

mu (magacuyaal) — magacuyaal (pronoun)

Qeyb: naxwe

ti (tilmaame) — tilmaame (demonstrative)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

kan

Qeexid

Dibkabe tilmaame oo magac dib looga qodbo, oo wax ama cid hadlaha u dhow lagu tilmaansado.

Qaabnaxweed & Naxwe

dk.ti.l

dk (Dibkabe) — Dibkabe (suffix)

Qeyb: naxwe

ti (tilmaame) — tilmaame (demonstrative)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

kanaaf

Qeexid

(-fyo, m.dh) K. ah: Dibi aan weli xoogaysan oo qiyaastii laba jir ah.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l.kh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

kh (Khabar) — Khabar (predicate)

Qeyb: naxwe

kanaal

Qeexid

(-llo, m.dh) Laag ama far biyomareen ah oo beeraha lagu waraabiyo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

kandeela

Qeexid

(-ooyin, m.l) (fiis.) Summad: Cd. Halbeegga Caalamiga (H.C.) ee itaal iftiimeedka, ku qotoma jihada, dul madow oo ah 1/600,000 mitir laba jibbaaran, heerkulkuna le'egyahay heer barafowga balaatinam, cadaadiskuna yahay 101,325 niyuutan halkii mitir (n/m).

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

kaneeco

Qeexid

(c.nafl.) Cayayaanka duula nooc ka mid ah oo qaarkeed ay keento cudurro xunxun oo ay duummada ka mid tahay; dhilmaanyo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh.u

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

u (urur) — urur (collective)

Qeyb: naxwe

kanguuro

Qeexid

(c. nafl.) Naasley lugaha dambe ku socota, uurka ku leh kiish ay ilmaha ku qaadato, oo ku nool Ustaraaliya.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh.u

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

u (urur) — urur (collective)

Qeyb: naxwe

kaniisad

Qeexid

(-do, m.l) Meel dhisan oo ay masiixiyiintu wax ku caabudaan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

kanjab

Qeexid

Cudur ku dhaca xoolaha aad u cayila oo burburiya baruurta loo yaqaan kanka.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

kanjab

Qeexid

Cayil dartiis u dhimasho.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

kanjabid

Qeexid

eeg kanjab2.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

kankamid

Qeexid

eeg kankan2.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

kankan

Qeexid

Ur xooggan oo meel ka soo baxa.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

kankan

Qeexid

(-amay, -antay; -ami) Ka k.: ur udgoon meel ka soo carfid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

Labdhedig

(-antay)

kankoon

Qeexid

Wax sida kubbadda u wareegsan ama qaab u eg leh.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

kankoonsan

Qeexid

Wax wareegsan ahaansho.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg4

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

kankoonsanaan

Qeexid

eeg kankoonsan. ld kankoonsanaansho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

kankoonsanaansho

Qeexid

/dh ld kankoon sanaan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

kanooni

Qeexid

(-iyo, m.dh) Qori af weyn leh oo meel fog wax ka baabi'iya; mafdac.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l