Dooro nooca xarafka 'K':
Erayada 'KAY'
kay
Qeexid
Magacuyaal layeele ee tilmaamaya qofka koobaad ee kelida ah. Tus. “Waa isku kay mid”.
Qaabnaxweed & Naxwe
mu.dhm.ly
mu (magacuyaal) — magacuyaal (pronoun)
Qeyb: naxwe
dhm (Dhimman) — Dhimman (clitic)
Qeyb: naxwe
ly (layeele) — layeele (object)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
kay
Qeexid
(kaayay, kayday; kaayi) ld kaay2.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
kay
Qeexid
ld kayga2.
Qaabnaxweed & Naxwe
dk.lh.l
dk (Dibkabe) — Dibkabe (suffix)
Qeyb: naxwe
lh (laahansho) — laahansho (possessive)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
kayaga
Qeexid
ld kaayaga2.
Qaabnaxweed & Naxwe
dk.lh.l
dk (Dibkabe) — Dibkabe (suffix)
Qeyb: naxwe
lh (laahansho) — laahansho (possessive)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
kayd
Qeexid
(-dad, m.l) Cunno, lacag iwm oo meel loo dhigto in waa dambe la cuno ama wax lagu qabsado.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
kayd-ayoonayn
Qeexid
(-ded ..., m.l) (kiim.) Summad: IP. Taranta loo baahanyahay in lagaga qaado hal elektaroon atam (ama molikiyuul koox) markuu yahay wejiga neefta.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
kayd-faraq
Qeexid
(-dad ..., m.l) (fiis.) Summad: V. Hawsha lagu qabtay dhaqaajinta saldanab laba barood oo mareeg danab ka mid ah dhexdooda. Halbeegga Caalamiga ee keyd faraqu waa foolt (V). V = W/Q.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
kayd-haye
Qeexid
(-yayaal, m.l/dh) Qof wax kayd ah haya.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
kaydi
Qeexid
Wax kayd ahaan meel u dhigid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
kaydin
Qeexid
eeg kaydi.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
kaydsad
Qeexid
ld kaydsasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
kaydsan
Qeexid
Wax la kaydiyey ahaansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
kaydsanaan
Qeexid
eeg kaydsan. ld kaydsa naansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
kaydsanaansho
Qeexid
/dh ld kaydsanaan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
kaydsasho
Qeexid
eeg kaydso. ld kaydsad, kaydsi.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
kaydsi
Qeexid
ld kaydsasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
kaydso
Qeexid
Cunno, lacag iwm meel dhigasho si aad mar kale u isticmaashid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
kayga
Qeexid
(kuweyga, w) Magacuyaal lahaansho oo lab oo tilmaamaya wax anigu (qofka koowaad ee kelida ah ee hadlaha ah) aan leeyahay. Tus. “Midkan kayga ma ah”.
Qaabnaxweed & Naxwe
mu.lh.l
mu (magacuyaal) — magacuyaal (pronoun)
Qeyb: naxwe
lh (laahansho) — laahansho (possessive)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
kayga
Qeexid
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax anigu (qofka koowaad ee kelida ah ee hadlaha ah) aan leeyahay. Tus. “Dalkaygu waa hodan”. ld kay3.
Qaabnaxweed & Naxwe
dk.lh.l
dk (Dibkabe) — Dibkabe (suffix)
Qeyb: naxwe
lh (laahansho) — laahansho (possessive)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
kaykayle
Qeexid
Harag, dhar iwm adag oo qallafsan oo aan weli wax laga qaban.
K. ah: qof ama xoolo aan culays wadin oo dheeraynaya.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: