Erayada 'KIT'

kitaab

Qeexid

(dii) Buug ay ku yaalliin waxyaabo badanaa diini ah oo farta carabiga ku qoran.

(u) Ballanbaalis.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

kitaabday

Qeexid

(-deyiyay,-dayday; -deyi) U k.: qof buka si loo daaweeyo kitaab u eegid; kutubbo-rogid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

Labdhedig

(-dayday)

kitaabdeyid

Qeexid

eeg kitaabday.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

kitaabfur

Qeexid

Hantida ugu horreysa oo la siiyo wadaad qof jirran daaweynaya.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

kitaabfur

Qeexid

Wadaad (kitaabgaablow) cid jirran kitaab u fiirid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

kitaabfurid

Qeexid

eeg kitaabfur2.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

kitaabgaab

Qeexid

Nin diinta si xun ugu shaqeysta; fiqidduur. ld kitaabgaablow.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

kitaabgaablow

Qeexid

ld kitaabgaab.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l