Dooro nooca xarafka 'K':
Erayada 'KUM'
kuma
Qeexid
(kuwama. w) Magacuyaale weyddiimeed oo lab oo wax ama qof lagu hubsado; waa ayo? yaa waaye?.
Qaabnaxweed & Naxwe
mu.we.l
mu (magacuyaal) — magacuyaal (pronoun)
Qeyb: naxwe
we (weyddimeed) — weyddimeed (interrogative)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
kumaad
Qeexid
Derajada sagaal boqol sagaashan iyo sagaal ka hooseyso.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l.t
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
t (tiraale) — tiraale (numeral)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
kumaankun
Qeexid
. Tiro ka kooban dhowr kun oo la isu geeyay; tiro aad u badan oo aan go'nayn.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l.t
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
t (tiraale) — tiraale (numeral)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
kumanaal
Qeexid
eeg kun.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l.w
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
w (wadar) — wadar (plural)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
kumanyaal
Qeexid
eeg kun.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l.w
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
w (wadar) — wadar (plural)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
kumbi
Qeexid
Hilib jiir ah dufan ku shiilid.
ld yumbi.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
kumbin
Qeexid
eeg kumbi. ld yumbin. ld kumbis (3).
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
kumbis
Qeexid
Hilib jiir ah oo laga dhigo cadad bagbagafsanoo subag lagu shiilo, kaydna gala.
Hog daawo ku jirta oo xoolaha cadhada qaba la geliyo si loogu daaweeyo; jarcays.
ld kumbin.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
kumi
Qeexid
ld kuumi.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
kummeelgaar
Qeexid
K. ah: qof jago uu hayo aan rasmi ku ahayn.
K. ah: wax isticmaalkood aan joogto ahayn ee inta wax rasmi ah laga helayo lagu sii sugo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l.kh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
kh (Khabar) — Khabar (predicate)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
kumulas
Qeexid
(-yo, m.dh) (c.cimi.) Daruur u kobacsan si joog maangal, inkasta oo ay ka yartahay kumuloonombaas.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
kumuloonimbas
Qeexid
(-syo, m.dh) (c.cimi.) Daruur culus oo madaw oo qaradeedu tahay 4.500 mitir ama in ka badan. Badanaa waxay u fidsantahay si heebhaab ah oo u eg ubbad.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
kumus
Qeexid
(-syo, m.dh) Hilib gumaarka fuula oo ay haweenka qaarkood leeyihiin.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: