Dooro nooca xarafka 'K':
Erayada 'KUT'
kutaan
Qeexid
Dhiqle. ld tukhaan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh.u
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
u (urur) — urur (collective)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
kutiri-kuteen
Qeexid
K. ah: war aan xaqiiqadiisa la hayn oo la sheegsheego.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l.kh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
kh (Khabar) — Khabar (predicate)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
kutirsane
Qeexid
(xis.) Xarriijinta ka samaysanta qayb ka mid ah dusha sallaxan ee toobin ama dhululubo summad: E.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
kutub
Qeexid
ld kitaab.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l.w
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
w (wadar) — wadar (plural)
Qeyb: naxwe
Wadaag: