Erayada 'LEH'

leh

Qeexid

Wax qabid.

Hadal dhihid.

Is l.: wax malayn.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g4

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

Tusaale

“: “Waxaan is leeyahay berri halkan imow”.”

lehel

Qeexid

Bartilmaameed la isla ogyahay.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l