Dooro nooca xarafka 'L':
Erayada 'LIF'
lifaaq
Qeexid
Dun yar oo cirbad dulkeed ku jirta.
Dokominti la dirayo warqad la raaciyo oo sii kaabaysa dulucda.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
lifaaq
Qeexid
(-qyo, m.dh) (nax.) Qurub lagu kaabo erey salkiisa, si uu u beddelo qiimaha iyo waxqabadka ereygaas; lifaaqyadu waxay u kala baxaan: “horkabe” (ereyga hortiisa ayuu ku lifaaqmaa), “dibkabe” (ereyga dhammaadkiisa) iyo “dhexkabe” (ereyga dhexdiisa).
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
lifaaq
Qeexid
Cirbad dulkeed dun gelin.
Ku l.: dokominti la dirayo warqad sii raacin.
Maro iwm mid kale ku tolid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
lifaaqid
Qeexid
eeg lifaaq3.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
lifaaqo
Qeexid
Cirbad dun gelin.
Maro iwm cad yar ku tolasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
lifato
Qeexid
Xilliga ugu dambeeya jiilaalka (diraaca).
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: