Erayada 'LOG'

logardam

Qeexid

(-myo, m.dh) (xis.) Tiro loo tibaaxay jibbaarka tiro kale tiro kasta x waxa loo qori karaa sansaanka x = ay, taas oo y ay tahay logardamka x ee sal a, logardam waxa loo soo gaabiyaa “log”.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

logardam

Qeexid

logardam caadi m.l (-myo ..., m.dh) (xis.) Logardam salkiisu yahay toban tusaale ahaan, log = 2 ama 100 = 10.

logardam

Qeexid

logardam nabiir m.l (-myo ..., m.dh) (xis.) Logardam la adeegsado salka e = 2.71828..., log x badanaaba waxa loo qoraa “lnx”.