Dooro nooca xarafka 'L':
Erayada 'LOW'
low
Qeexid
(-wyo, m.dh) Bowdada iyo kubku meesha ay iska galaan dhankeeda sare; jilib.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
lowgal
Qeexid
(-lyo, m.dh) Cudur jilibka ku dhaca oo biyo geliya.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
lows
Qeexid
(bot.) Geed-nagaar leh xididdo miro la cuno dhala saliidna laga sameeyo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: