Dooro nooca xarafka 'L':
Erayada 'LOX'
loxod
Qeexid
ld luxud.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
loxos
Qeexid
Meel cusub oo markaas la degey.
L. ah: dad iyo xoolo degaan cusub degey.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l.kh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
kh (Khabar) — Khabar (predicate)
Qeyb: naxwe
Wadaag: