Erayda xarafka 'M'
ma
Qeexid
Qurub tilmaamaya in weerta falkeeda uu yahay fal diidmo. Tus. “Cali ma imaanayo”.
Qaabnaxweed & Naxwe
qr.diid
qr (qurub) — qurub (particle)
Qeyb: naxwe
diid (Diidmo) — Diidmo (negation)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
ma
Qeexid
Qurub tilmaama in ay su'aali saaran tahay ereyga uu weheliyo.
Qurub tilmaama in ay su'aali saarantahay erayga uu ku nudanyahay.
Qurub ka muuqda su'aal ee qof lagu dhiirigelinayo in uu fal sameeyo.
Qaabnaxweed & Naxwe
qr.we
qr (qurub) — qurub (particle)
Qeyb: naxwe
we (weyddimeed) — weyddimeed (interrogative)
Qeyb: naxwe
Tusaale
““Cali ma yimid?”, “Ma Cali baa yimid?”, “Ma waxaa yimid Cali?”, “Ma waad imaanaysaa?”.”
Wadaag:
ma
Qeexid
Meel.
(qr.we) Mehee?: meeshee?.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
ma-milme
Qeexid
(-mayaal, m.l/dh) (kiim.) Iskudhis milmiddiisu aad u hooseeyso (marka lagu daro mile gaar ah).
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
maab
Qeexid
(-bab, m.l) Shax warqad ku sawiran oo tilmaamaysa dhulka oogadiisa, ama qayb ka mid oo ay leeyihiin waddammada, badaha, webiyada, buuraha iwm; khariiddada.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
maaci
Qeexid
Geedaha intooda dhuuxa adag.
Waxkastoo adag.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
maacuun
Qeexid
/dh.u Qalabka jikada looga adeegto ee wax lagu cuno ama cabbo, sida suxuunta, digsiyada, mindiyaha iwm.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
maad
Qeexid
Gaashaan.
Meel lagu gabbado.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
maad
Qeexid
(-do/-dooyin, m.l) (riw.) Hadal ama sheeko lagu qoslo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
maadaama
Qeexid
maadaama xi. Eray lagu xiriiriyo weer sababley ah. Tus. “Maaddaama roob uu da'ayo iska joog”. ld maaddaama.
Wadaag:
maadad
Qeexid
ld maadasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
maadasho
Qeexid
eeg maado. ld maadad, maarad, maarasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
maaddad
Qeexid
ld maaddo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
maaddi
Qeexid
M. ah: qof lacagta, xoolaha aad u jecel oo dantiisa wax kasta ka hormariya.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l.kh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
kh (Khabar) — Khabar (predicate)
Qeyb: naxwe
Wadaag: