Erayada 'MON'

mongolisam

Qeexid

(daaw.) Nooc dhimanaasho garaad oo lagu dhasho, waxaana keena isbeddel ku dhaca koromosoomka lam. 21 oo noqda (3) saddex koromosoom meeshi laga rabey (2) labo. Astaamaha ugu waaweeyn: indhaha oo si dadban u jeexan sida dadka reer Mongooliya oo magaca cudurka laga soo xigtay, madax wareeg ah, kamas aad u muuqata calaacallo aan caadi ahayn, sida xarriiq keliya oo calaacasha dhexmareysa, gaabnaan, laalaab maqaareed, dhego yar-yar oo wareeg ah, carrab kala jeexan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

monosakaraydh

Qeexid

(-dhyo, m.dh) (baay.) Kaarboohaydraytyo aan ku burburi karin falka asiidhada badhaxan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l