Dooro nooca xarafka 'M':
Erayada 'MOQ'
moqor
Qeexid
Dalool yar oo jirridaha dhirta waaweyni yeelato oo kolkii biyaha roobku galaan dhuuno lagaga cabbo.
Dululaati hulan oo ku dhex jira jidh adag. ld maqoor.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
moqor
Qeexid
moqor sambabeed m.l (-dyo, m.dh) Dhinaca naasleyda, qayb ka mid ah qaaxada (saabka) hore ee bogga, waxaana ku jira sambabada.
Wadaag:
moqorka
Qeexid
moqorka kalka wadnaha m.l (c.nafl) Moqor uu ku yaallo wadnuhu. Dhinaca lafdhabarleyda waa qayb ka mid ah qaaxada oo ka soocan moqorka kalka ubucda.
Wadaag:
moqorof
Qeexid
(-fyo/moqorof, m.dh) Shay bir ka samaysan oo af xalleefsan leh oo ciidda iwm lagu qaado marka wax la dhisayo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
moqorsasho
Qeexid
eeg moqorso. ld maqoorasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
moqorso
Qeexid
Neef dhali raabo minkiisa kalabbixid.
Welwel dhan waliba la eegid (neef foolanaya). ld maqooro.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
moqotin
Qeexid
(-nno, m.dh) Kooraha labadiisa dhinac ee qofku dhex fariisto midkood.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: