Dooro nooca xarafka 'M':
Erayada 'MUJ'
mujaahid
Qeexid
(-dyo/-diin, m.dh) Qof wax xaq ah u dagaalamaya.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Labdhedig
(-diin)
Wadaag:
mujaahid
Qeexid
Ku m./u m.: wax xaq ah u dagaallamid (qof).
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
mujaahidid
Qeexid
eeg muujaahid2.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
mujarrab
Qeexid
(-byo/-biin, m.dh) Qof tijaabooyin badan waayo-aragnimo ku kasbaday.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Labdhedig
(-biin)
Wadaag:
mujrim
Qeexid
(-miyaal, m.l/dh,/-myo/-miin, m.dh) Qof meheraddiisu tahay dhac iyo dil.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Labdhedig
(-myo,-miin)
Wadaag:
mujtahid
Qeexid
Qof dadaal badan.
(dii.) Qof diinta Islaamka aad u yaqaan oo baaritaan badan ku sameeyey xaqiiqadana gaaray.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
mujtamac
Qeexid
(-cyo, m.dh) Dad meel ku wada nool; bulsho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
mujuruc
Qeexid
Masaasadda afkeeda hore ee carruurtu nuugto.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: