Erayada 'MUL'

mulac

Qeexid

(-cyo, m.dh) Xammaarato yar oo afar addin iyo dabo dhuuban oo dheer leh oo ay malowga isku bah yihiin laakiin ka jirmi yar. ld bulac.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

mulacyayn

Qeexid

eeg mulacyee. ld mulacyays.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

mulacyays

Qeexid

ld mulacyayn.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

mulacyee

Qeexid

Socod laalaabasho ah samayn.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

mulbi

Qeexid

Wax tuugo ku dhammayn.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

mulbin

Qeexid

eeg mulbi. ld mulbis.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

mulbis

Qeexid

ld mulbin.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

mulbisasho

Qeexid

eeg mulbiso.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

mulbiso

Qeexid

Wax dhammaysasho.

Wax tuugo ku dhammaysasho.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg3

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

muldhi

Qeexid

Wax diirka sare ka fujin.

Cid huga ka wada qaadid.

Timo madax ka wada xiirid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

muldhin

Qeexid

eeg muldhi.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

muldhisan

Qeexid

Wax la muldhiyey ahaansho.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg4

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

muldhisasho

Qeexid

eeg muldhiso.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

muldhisnaan

Qeexid

eeg muldhisan. ld muldhisnaansho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

muldhisnaansho

Qeexid

/dh ld muldhisnaan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

muldhiso

Qeexid

Laan, jir iwm dubka ka diirasho.

Qof hu' uu gashanaan ka wada furasho.

Madax qurdasho.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g3

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

muleemi

Qeexid

Wax wada qaadasho, iyada oo aan in yarna laga reebin muleemin m.f.dh eeg muleemi. ld muleemis.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

muleemis

Qeexid

ld muleemin.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

mulki

Qeexid

Maal aad u badan.

Hantida qof leeyahay. ld milki1.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

mulki

Qeexid

(-iyay, iday/-isay) Hanti la wareegid. ld milki2.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

Labdhedig

(-isay)