Dooro nooca xarafka 'M':
Erayada 'MUW'
muwaaddin
Qeexid
(-niin/-nno, m.dh) Qof ka mid ah dad waddan u dhashay.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Labdhedig
(-nno)
Wadaag:
muwaafaqo
Qeexid
(-ooyin, m.l) Heeshiis iyo samo lagu wada noolaado.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: