Erayada 'NE'

nebcaan

Qeexid

eeg neceb. ld nebcaansho, necbaan, necbaansho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

nebcaansho

Qeexid

/dh ld nebcaan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

nebcaysasho

Qeexid

eeg nebcayso. ld nebcoobid, necbaysasho, necboobid.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

nebcayso

Qeexid

Cid niyadda ka nicid. ld necbayso.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g3

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

nebcow

Qeexid

(-oobay, -owday; -oobi) ld necbow.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

Labdhedig

(-owday)

neberi

Qeexid

Nafley naasleyda ka mid ah oo waxa badda ku nool ugu weyn. ld nibiri.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

neberoon

Qeexid

ld nabaraan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

nebi

Qeexid

(-iyo, m.l/dh/ambiyo, m.dh) Qof Eebbe doortay oo waxyi loo soo dhiibay.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

nebi-ammaan

Qeexid

(dii.) Sugaan ama qasiido lagu ammaano wanaagga iyo wax qabadka nebi.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

nebi-ammaan

Qeexid

(dii.) Suugaan ama qasiido ku tirin wanaagga iyo waxqabadka nebi.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

nebi-ammaanid

Qeexid

eeg nebi-ammaan2.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

nebinnimo

Qeexid

(dii.) Nebi ahaansho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

necayb

Qeexid

ld nacayb.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

necbaan

Qeexid

ld nebcaan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

necbaansho

Qeexid

/dh ld nebcaan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

necbaysasho

Qeexid

ld nebcaysasho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

necbayso

Qeexid

ld nebcayso.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g3

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

necbow

Qeexid

(-oobay, -owday; -oobi) Aan wax jeclayn noqosho (cid). ld nebcow.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

Labdhedig

(-owday)

neceb

Qeexid

(-cbaa, -cbayd/-ebcaa, -ebcayd) Wax aan la rabin kashasho.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g4

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

Labdhedig

(-cbayd,-ebcaa,-ebcayd)

neecaabi

Qeexid

Wax neecow u dhigid. ld naacaabi, neecaawi.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe