Erayada 'NOQ'

noqo

Qeexid

Wax jihadii uu ka yimid dib ugu laabasho.

Cid ama wax sidii hore si ka duwan isu rogid, dabeecado gaar ah yeelasho.

Ilmo yar saqiirid. 4. La n.: cid arrin iwm si gaar ah ugu muuqasho. 5. La n.: cid saaxiibnimo, qaraabanimo, ama xiriir kale la yeelasho. 6. Ku n.: hawl mar labaad dib ugu laabasho (cid).

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg3

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

noqod

Qeexid

Dib ugu laabashada wax meeshii ay ka yimaadeen dib ugu laabto.

ld noqosho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

noqosho

Qeexid

eeg noqo. ld noqod (2).

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh