Erayada xarafka 'O'

o

Qeexid

o (o') m.dh Xarafka shan iyo tobnaad ee xuruufta af soomaaliga ah, waana shaqal.

obiyum

Qeexid

(daaw.) Dawo laga miiro geedka la yiraahdo “poppy papaver somniferum” oo xanuun bi'is ah hurdana keenta maadama ay morfiin ku jirto.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

oboc

Qeexid

ld ubuc.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

oday

Qeexid

Nin da' weyn; duq; waayeel.

Nin waxgarad ah ama xil qaadi kara, mas'uul; xilkas.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

odayee

Qeexid

(f.g) Geel la lisayo caanihiisa qeybin.

(f.mg) Ka o.: hawl, arrin iwm si xilkasnimo leh u dhexgelid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

g (Gudbe) — Gudbe (transitive)

Qeyb: naxwe

odayeyn

Qeexid

eeg odayee.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

odaynnimo

Qeexid

Oday ahaansho. ld odaytinnimo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

odayoobid

Qeexid

eeg odayow.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

odayow

Qeexid

Da' weyn gaarid; waayeeloobid.

Waayoaragnimo yeelasho.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

odaytinnimo

Qeexid

ld odaynnimo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

oddoros

Qeexid

Qiyaas lagu maleeyo roob meel durugsan ka da'ayo.

Cilmi lagu male-awaalo waxa mustaqbalka dhici doona.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

oddoros

Qeexid

Roob muuqda meeshuu ku da'ayo qiyaasid.

Mustaqbalka waxa dhici doona ama soo socda male awaalid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

oddorosid

Qeexid

eeg oddoros2.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

og

Qeexid

Dhacdo, arrin iwm ka warhayn.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g4

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

ogaal

Qeexid

ld ogaan (1). Garasho wax loo leeyahay; arrintaas ogaal baan u falay.

Xog wax laga hayo.

Xog'ogaal: oogaanta wax guntooda la ogyahay.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

Tusaale

““Ogaalkay nabadgelyo ayaa halkaa ka jirtay”.”

ogaan

Qeexid

ld ogaal, ogaansho. eeg og.

Ulakac; kas, maag. O. buu u yeelay: kas buu u yeelay.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

ogaansho

Qeexid

/dh eeg ogow. ld ogaan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

ogeys

Qeexid

Qof arrin gaar ah aad u yaqaan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

ogeysii

Qeexid

Cid xog u sheegid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.lg2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

ogeysiin

Qeexid

eeg ogeysii. ld ogeysiis (2).

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh