Erayada 'OGA'

ogaal

Qeexid

ld ogaan (1). Garasho wax loo leeyahay; arrintaas ogaal baan u falay.

Xog wax laga hayo.

Xog'ogaal: oogaanta wax guntooda la ogyahay.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

Tusaale

““Ogaalkay nabadgelyo ayaa halkaa ka jirtay”.”

ogaan

Qeexid

ld ogaal, ogaansho. eeg og.

Ulakac; kas, maag. O. buu u yeelay: kas buu u yeelay.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

ogaansho

Qeexid

/dh eeg ogow. ld ogaan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l