Erayada 'OOY'
ooy
Qeexid
(-yay, -yday; -yi) Oohin sameyn. ld booy.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Labdhedig
(-yday)
Wadaag:
ooyid
Qeexid
eeg ooy. ld booyid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
ooysin
Qeexid
Neef xoolo ah oo tacsi ahaan loogu geeyo reer nin oday ahi ka dhintay.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: