Erayada 'ORA'

oraah

Qeexid

hadal xigmad xambaarsan oo munaasabad ama waqti gaar ah loo adeegsado.

Ereyo la isu geeyey oo macna la fahmo sameeya.

Hadal. ld oroh.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

oranjo

Qeexid

Liin kulkulucsan, waxoogaa ka waaweyn liimadhanaanta oo macaan. ld araanjo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh