Erayada 'QOR'

qor

Qeexid

Wax la qaybsanayo qeybta uu qof waliba xaq u leeyahay in uu helo.

Inta dheeraadka ah ee laga gooyo weel, ul iwm oo la farsameynayo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

qor

Qeexid

Xaraf, erey, hadal iwm meel ku astayn.

Cid shaqo siin.

Geed weel, ul iwm ka samayn.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

qoraa

Qeexid

(-aayaal, m.l/dh) Qof buugaag iyo maqaallo la akhristo qora. ld qore.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

qoraaje

Qeexid

(-jayaal, m.l/dh) Maroodi lab.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

qoraal

Qeexid

qoraal baali m.l Cilmiga baara farta qoraalka ee dadkii hore.

qoraal

Qeexid

Wax xaanshi dusheeda ku qoran.

Habka farta loo qoro.

Waddo falfal ah. 4. Habka qalabka geedaha laga qoro loo farsameeyo. 5. ld qorid.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

qoraal

Qeexid

qoraal baali m.l Cilmiga baara farta qoraalka ee dadkii hore.

qoraalkii

Qeexid

qoraalkii dadkii hore m.l (-aalladii ..., m.dh) Barashada fartii dadkii hore.

qorabixis

Qeexid

Qalab bir ah oo weelasha qoriga ah gudaha looga qoro; xalleefato.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

qoran

Qeexid

Qoraal wax meel lagu dhigay noqosho.

bir, qori iwm wax la farsameeyey noqosho.

Qof shaqo la siiyay noqosho. 4. Qof dhuuban, dheer oo jirkiisu isu miisaaman yahay noqosho.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

qoran

Qeexid

Qoraal wax meel lagu dhigay ahaansho.

Bir, qori iwm wax la farsameeyey ahaansho.

Qof shaqo la siiyay ahaansho. 4. Qof dhuuban, dheer oo jirkiisu isu miisaaman yahay ahaansho.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg4

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

qorasho

Qeexid

eeg qoro.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

qordhabe

Qeexid

Geed dheer, aan qodax lahayn oo laga goosto tiirar xooggan oo guryaha lagu dhisto.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

qordi

Qeexid

Ku q.: qof isku deyid in uu qof kale wax gacantiisa ku jiro la qaybsado.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

qordin

Qeexid

eeg qordi.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

qore

Qeexid

ld qoraa.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

qorequdde

Qeexid

(-dayaal, m.l/dh) Qori madow oo inta la jejebiyo kaneecada guryaha looga shido, oo gabdhaha la guday iyo naagaha umusha ah loogu uumiyo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

qorfe

Qeexid

Qolof udgoon oo dhirta shaaha lagu daro ka mid ah.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

qorfo

Qeexid

Dhul oommane ah oo aan cidna joogin. ld qafro, qarfo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

qori

Qeexid

Geedaha intooda dhexe oo adag oo qolofta iyo mayraxda ka hoosaysa.

Laan jab ah oo qallalan.

Alwaax; loox. 4. Buntukh.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l