Erayda xarafka 'R'

r

Qeexid

r (ra') m.dh Xarafka toban iyo toddobaad ee xuruufta af soomaaliga, waana shibbane.

Wadaag:

ra

Qeexid

ra'iisalwasaare m.l (-rayaal, m.l/dh) (siyaa.) Qof madaxa u ah golaha wasiirrada ee dawladeed.

Wadaag:

ra

Qeexid

ra'iisle m.l Ninka timaha madaxa dadka gaagaabiya ama qurxiya. ld rayiisle.

Wadaag:

ra

Qeexid

ra'li m.l ld ra'yi.

Wadaag:

ra

Qeexid

ra'libixi f.mg2 ld ra'yibixi.

Labdhedig

-iyay, -isay

Wadaag:

ra

Qeexid

ra'libixin m.dh ld ra'yibixin.

Wadaag:

ra

Qeexid

ra'liyayn m.dh ld ra'yiyayn.

Wadaag:

ra

Qeexid

ra'liyee f.g/mg2 ld ra'yiyee.

Labdhedig

-yeeyay, -yaysay

Wadaag:

ra

Qeexid

ra'yi m.l (aaraa', m.dh) Figradda qof leeyahay ee uu ku cabbiro ujeeddooyin-kiisa. ld ra'li.

Wadaag:

ra

Qeexid

ra'yibixi f.g2 Ka r.: arrin figrad ka dhiibasho. ld ra'libixi.

Labdhedig

-iyay, -isay

Wadaag:

ra

Qeexid

ra'yibixin m.f.dh eeg ra'yibixi. ld ra'libixin.

Wadaag:

ra

Qeexid

ra'yiyayn m.f.dh eeg ra'yiyee. ld ra'liyayn.

Wadaag:

ra

Qeexid

ra'yiyee f.g/mg2 1. (f.g) Arrin mala-awaalid. 2. (f.mg) U r.: cid talo fiican siin. ld ra'liyee.

Labdhedig

-yeeyay, -yaysay

Wadaag:

ra

Qeexid

ra'yulcaam m.l Figrad dadka intiisa badani isku raacsantahay.

Wadaag:

raab

Qeexid

Qayb.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l.fk

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

fk (Falkaab) — Falkaab (adverb)

Qeyb: naxwe

Wadaag:

raabac

Qeexid

Qof buuxiya kaalin cayaar turub oo maran.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

Wadaag:

raabac

Qeexid

Kaalin ciyaar turub oo maran buuxin.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

Labdhedig

-cay, -cday

Wadaag:

raabacad

Qeexid

Cayaar turub (dabaka-eri) marka saddex raani baxdo tan afaraad ee harta.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

Wadaag:

raabacid

Qeexid

eeg raabac2.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

Wadaag:

raabakh

Qeexid

(-khyo, m.dh) Qalab aad u gaboobay.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

Wadaag: