Erayada 'RH'

rh

Qeexid

rh faktar m.l (-ryo, m.dh) (baay.) Koox antijin ah oo unugyada cas-cas ee dhiiggu ay ku leeyihiin ama ayan ku lahayn. Wuxuu saldhig u yahay habka qaybta dhiigga ee reesuus.