Erayada 'RIC'
ricidh
Qeexid
(-dho/-cdho, m.l) (c.nafl.) Mid kasta oo ka mid ah lafaha sameeya taxa lafdhabarta. ld ricir (1).
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Labdhedig
(-cdho)
Wadaag:
ricir
Qeexid
ld ricidh.
Buur yar oo dhul siman ku taal.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: