Erayada 'RII'

riibi

Qeexid

Dhuug; gendi.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l.u

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

u (urur) — urur (collective)

Qeyb: naxwe

riibibax

Qeexid

Qaxidda laga qaxo meelaha riibigu ka kaco.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

riibibax

Qeexid

Meel riibi leh ka qaxid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

riibibixid

Qeexid

eeg riibibax2.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

riibisheex

Qeexid

Neef xoola ah oo cudurka riibiga guri ka ah.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

riig

Qeexid

(-gag, m.l) Mishiin culus oo ceelasha dhaadheer lagu qodo si biyo, macdan iwm looga soo saaro.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

riig

Qeexid

R. ah: hilib dhaylo ah.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh.kh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

kh (Khabar) — Khabar (predicate)

Qeyb: naxwe

riigbax

Qeexid

R. ah: weel gaaray waqtigii uu hooraha lagu shubo ceshan lahaa.

ld riigbixid.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

riigbax

Qeexid

(-xay, -xday; -bixi) Weel waqtigii uu hooraha lagu shubo ceshan lahaa gaarid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

Labdhedig

(-xday)

riigbixid

Qeexid

ld riigbax1 (2).

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

riiji

Qeexid

Wax liiliijin ama gilgilid.

Nafley nafaqo siin.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

riijin

Qeexid

eeg riiji.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

riimid

Qeexid

eeg riin2.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

riin

Qeexid

ld reen1.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

riin

Qeexid

(-iimay, -iintay; -iimi) ld reen2.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

Labdhedig

(-iintay)

riinje

Qeexid

Quwaaxa meseggada nooca la ruugo oo macaan biyo badanna leh; kiinje.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

riiq

Qeexid

Iligga intiisa cirridka ku dhex-jirta.

Birta faaska inteeda dhuuban ee daabka la dhex-geliyo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

riiq

Qeexid

Adkeysiga loo yeesho orodka muddo dheer. ld riir2.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

riiq

Qeexid

Badar cajiimid.

Dhuxul budlin si khad looga dhigo.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

riiqan

Qeexid

Wax riiqmay noqosho (badar, dhuxul iwm).

Neef xoolaad wax caato la socon waayey noqosho.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe