Erayada 'RIK'

rikaab

Qeexid

ld rakaab.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

rikoor

Qeexid

(-rro, m.dh) Qalab codka duuba, oo ku shaqeeya koronto ama bateriyo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l