Erayada 'RIW'

riwaayad

Qeexid

(-do, m.l) (riw.) Qiso suugaaneed taxan oo loo habeeyay hab masraxeed oo murti, heeso iwm laga helo oo ay dad matalaan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh