Dooro nooca xarafka 'S':
Erayada 'SAJ'
sajaayad
Qeexid
(-do, m.l) Salli yar oo lagu tukado. ld sijaayad.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
sajarasho
Qeexid
eeg sajaro.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
sajaro
Qeexid
Qof aan dembi lahayn galaafasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag: