Dooro nooca xarafka 'S':
Erayada 'SEG'
segeger
Qeexid
S. ah: qof madax adag oo aan wax maqal.
S. ah: wax matare, qof aad u garaad yar; nacas; dabbaal.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l.kh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
kh (Khabar) — Khabar (predicate)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
segegernimo
Qeexid
Segeger ahaansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: