Erayada 'SEM'

semen

Qeexid

(-nno, m.dh) ld saman.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

semifaynal

Qeexid

(-llo, m.dh) Tartan isboorti oo kooxo badani ka qaybgalaan wareeggiisa labaad.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l