Erayada 'SEN'

senen

Qeexid

ld sanan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

senge

Qeexid

(-gayaal, m.l/dh/-eyo, m.dh) Orgi ama faras la dhufaanay oo cayillan. ld sange.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

Labdhedig

(-eyo)

senti

Qeexid

(-iyo, m.dh) Lacag sanuud ah midka ugu qiimo yar; dhururuq. ld santi.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

sentiimitir

Qeexid

(-rro, m.dh) Mitir boqol meelood loo qaybiyey meeshiis. ld shen tiimitir.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l