Dooro nooca xarafka 'S':
Erayada 'SEY'
seylad
Qeexid
(-do, m.l) ld saylad.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
seyle
Qeexid
(-layaal, m.l/dh) Nooc ka mid ah halaqa ciidda u eg, booda oo halis ah; good; cawladile.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
seylici
Qeexid
Qayb ka mid ah dariiqada qaadiriyada.
Nooc ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka soomaaliyeed oo jiib iyo jaan leh, oo ragga iyo dumarkuba wada cayaaraan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
seytuun
Qeexid
Geed la beerto oo miro kulkulucsan oo khudrad ahaan loo cuno dhala.
Miraha geedka seytuunku dhalo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: