Erayada 'SIM'

siman

Qeexid

Laba wax ama ka badan, xag derejo, dhalasho, dherer iwm iskaga mid ah noqosho.

Dul aan meelo kala sarreeya lahayn noqosho.

Ku s.: wax meel ku eg oo aan dhaafsiisnayn noqosho. ld sinan1.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

siman

Qeexid

Laba wax ama ka badan, xag darajo, dhalasho, dherer iwm iskaga mid ah ahaansho.

Dhul aan meelo kala sarreeya lahayn ahaansho.

Ku s.: wax meel ku eg oo aan dhaaf-siisanayn ahaansho. ld sinan2.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg4

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

simbayr

Qeexid

Doc; dhinac.

Boodidda nafley labada dhinac midkood u booddo.

Iin sinaha gasha oo dhutis keenta. ld sinbayr.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

simbiir

Qeexid

Firo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

simbiir

Qeexid

dhinac u kufid.

Cid khilaafid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

simbiirid

Qeexid

eeg simbiir2.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

simbiriirixad

Qeexid

ld simbiriirixasho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

simbiriirixasho

Qeexid

eeg simbiriirixo. ld simbiriirixad.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

simbiriirixi

Qeexid

Cid meel siman oo qoyaan ah ku kufin.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

simbiriirixin

Qeexid

eeg simbiriirixi.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

simbiriirixo

Qeexid

Kufidda lagu kufo meel siman oo qoyan.

Meel siman oo qoyan oo haddii lagu joogsado lagu kufo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

simbiriirixo

Qeexid

Cid meel siman oo qoyaan ah ku kufid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg3

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

simbiriirixoo

Qeexid

Meel simbiriirixo ah ku kufid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg3

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

simid

Qeexid

eeg sin2.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

siminaar

Qeexid

(-ryo, m.dh) Tababar muddo gaaban socda.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

simuum

Qeexid

(juqr.) Carabi. Dabayl kulul, qallalan ama meerkac dabayleed oo ka dhacda xilliyada Gu'ga iyo xagaaga saxaaraha iyo lama degaanta Carabta, waxa inta badan la socda qaddar cufan oo bataax ah oo yareeya ragtida xoogaa mitirro ah ama inta badan eber, marmarka qaarkoodna beddela qaabka meelaha ay marayso.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l