Erayada 'SIY'

siyaabo

Qeexid

eeg si.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l.w

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

w (wadar) — wadar (plural)

Qeyb: naxwe

siyaad

Qeexid

Wax xaddigooda kordhid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

siyaadi

Qeexid

Wax xaddigooda kordhin.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

siyaadid

Qeexid

eeg siyaad.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

siyaadin

Qeexid

eeg siyaadi. ld siyaadis.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

siyaadis

Qeexid

ld siyaadin.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

siyaado

Qeexid

Inta ku kororta wax xaddi-gooda hore loo ogaa.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

siyaadsasho

Qeexid

eeg siyaadso.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

siyaadso

Qeexid

Wax kor dhisasho.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg3

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

siyaakhad

Qeexid

(-do, m.l) Qalab ka samaysan macdan qaali ah oo ay ka mid yihiin dahabka, qalinka iwm oo haweenku isku qurxiyaan; suuqad.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

siyaal

Qeexid

(jool.) Ereyga loo isticmaalay si loogu garto dhadhaabaha khafiifka ah oogada dhulka, oo uu ka mid yahay garanaytka qaaradaha hoostooda.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

siyaalo

Qeexid

eeg si.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l.w

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

w (wadar) — wadar (plural)

Qeyb: naxwe

siyaara

Qeexid

(juqr.) (Isbaanish) silsilad dheer oo buuro ah oo leh oogo aan sinnayn, Isbeyn iyo Isbaanishka Maraykanka.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

siyaarasho

Qeexid

eeg siyaaro2.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

siyaaro

Qeexid

Booqasho cid loogu tago.

Xus qof dhintay loo dhigo oo loogu duceeyo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

siyaaro

Qeexid

Cid booqasho ugu tegid.

Qof dhintay xusid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g3

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

siyaasad

Qeexid

siyaasad dhaqaale m.dh Barashada habka ama qaabka ay dawlad ku wadda ama ku dhista dhaqaalaha unmadda.

siyaasad

Qeexid

siyaasad waxbarasho m.dh (-do ..., m.l) (siyaa.) Barashada habka ama qaabka ay dawlado ku waddo nidaamka waxbara shada, iyo ujeeddoyinkiisa.

siyaasad

Qeexid

Hab maamul dawladeed oo lagu wado waddan gudihiisa ama dibaddiisa.

Laan cilmiga bulshada ka mid ah oo lagu barto hab maamulka dawladeed.

Basar; dhagar. ld siyaaso.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

siyaasad

Qeexid

siyaasad dhaqaale m.dh Barashada habka ama qaabka ay dawlad ku wadda ama ku dhista dhaqaalaha unmadda.