Erayada 'SO'

so

Qeexid

so'yaqaan m.l (-nno, m.dh) Nafley hilib keliya ku nool; hilib-cun.

so

Qeexid

so' m.dh 1. Hilibka intiisa jiirka ah ama cad. 2. Cagaarka meel bannaan oo biyo ku fideen ku hara. 3. Meel ceelal badan oo isu dhow ku yaallaan. 4. Dhulka intay joogsadaan xoolaha ceelka ka cabbayaa.

so

Qeexid

so'yaqaan m.l (-nno, m.dh) Nafley hilib keliya ku nool; hilib-cun.

socdaal

Qeexid

Safar meel fog lagu aado.

S. ah: qof safar ah. ld sadcaal1, sodcaal1.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

socdaal

Qeexid

Meel fog safar ku aadid. ld sadcaal2, sodcaal2.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

socdaalid

Qeexid

ld sadcaalid, sodcaalid.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

soco

Qeexid

(f.g) Socod samayn.

(f.g) Hadal la hayey sii wadid.

(f.mg) La s.: cid la saaxiibid. 4. (f.mg) La s.: wax xogtooda hayn.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

g (Gudbe) — Gudbe (transitive)

Qeyb: naxwe

socod

Qeexid

socod iskudubbaridan m.l (fiis.) Socod kaleedka saxar ama walhasho leh muuqaal-ka hireed ee qaabka garaafka sayn.

socod

Qeexid

socod iskudubbaridan oo fudud m.l (fiis.) Saxar ama walax ee waxa ay ku socotaa socod iskudubbaridan oo fudud, marka ay ku washato bar maguur, ayna raacdo xarriiq toosan. eeg socod iskudubbaridan.

socod

Qeexid

Lugaha oo si isbada-joog ah loo qaado iyadoo meel laga dhaqaajinayo.

Dhaqdhaqaaq aan joogsi lahayn.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

socod

Qeexid

socod iskudubbaridan m.l (fiis.) Socod kaleedka saxar ama walhasho leh muuqaal-ka hireed ee qaabka garaafka sayn.

socod

Qeexid

socod iskudubbaridan oo fudud m.l (fiis.) Saxar ama walax ee waxa ay ku socotaa socod iskudubbaridan oo fudud, marka ay ku washato bar maguur, ayna raacdo xarriiq toosan. eeg socod iskudubbaridan.

socodka

Qeexid

socodka barawn m.l (fiis.) Socodka hablaawaha joogtada ah ee saxarada maatarka (ugu dhawaan dhexroor 1æm ah) marka ay dul heehaabayaan hoor.

socodsii

Qeexid

Wax dha qaajin.

La s.: wax xogtooda cid ogaysiin.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

socodsiin

Qeexid

eeg socodsii.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

socooban

Qeexid

ld sacoobaan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

socosho

Qeexid

eeg soco.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

socoto

Qeexid

Cid meel ka tagtay oo meel kale safar u aaday.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh.u

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

u (urur) — urur (collective)

Qeyb: naxwe

sodcaal

Qeexid

ld socdaal1.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

sodcaal

Qeexid

ld socdaal2.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe