Dooro nooca xarafka 'S':
Erayada 'SOW'
sow
Qeexid
Armaa, billaa, malaha. Tus. “Sow sidaa ma aha? Sowtaad tiri waan imaa-naya? Sow iga tagee.” ld saw, show, soo1.
Qaabnaxweed & Naxwe
fk.we
fk (Falkaab) — Falkaab (adverb)
Qeyb: naxwe
we (weyddimeed) — weyddimeed (interrogative)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
sowjar
Qeexid
ld sawjar.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
sowjarnimo
Qeexid
ld sawjarnimo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
sowrac
Qeexid
Tilmaan muuqaal ee uu wax gaar u leeyahay.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: