Dooro nooca xarafka 'S':
Erayada 'SU'
su
Qeexid
su'aal1 m.dh (-lo, m.l) Hadal cid loo jeediyo si jawaab qusaysa wayddiinta looga helo.
Wadaag:
su
Qeexid
su' m.dh 1. Erey lagu yiraahdo awrka marka la raraayo si uu araxda u toosiyo; samay; qayso. 2. Erey lagu yiraahdo awrka la da-brayo.
Wadaag:
su
Qeexid
su'aal1 m.dh (-lo, m.l) Hadal cid loo jeediyo si jawaab qusaysa wayddiinta looga helo.
Wadaag:
subaac
Qeexid
(-cyo, m.dh) Dugaagga xoolaha cuna.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
subac
Qeexid
Hab dad wada jiraa quraanka u akhriyaan, iyadoo midba mar aayad qaadanaayo.
Quraanka oo todoba meelood loo qaybiyey meeshiis.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
subag
Qeexid
Burcad la shiilay caaneeyada laga saaray miidda ka soo harta.
Baruurta la shiilo miidda ka soo baxda oo aan fariisan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
subag
Qeexid
(-bkay, -bagtay; -bki) Wax subag marin.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Labdhedig
(-bagtay)
Wadaag:
subagle
Qeexid
Geed dheer oo aan qodax lahayn oo leh dhacaan subag la moodo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
subagmadoobe
Qeexid
Wan weyn oo shan sano iyo ka badan gaaray.
Subagga laga shiilo wan weyn oo aan fariisan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
subax
Qeexid
/dh (-xyo, m.dh) Qaybta ugu horreysa maalinta gelinkeeda hore.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
subbeehi
Qeexid
(-iyo, m.dh) Askari aan derejo lahayn; dable.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
subboosto
Qeexid
Dawo saxar-mareenka laga qaato.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
subcin
Qeexid
eeg subci. ld subcis.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
subcis
Qeexid
ld subcin.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
subeeci
Qeexid
ld subeeciyad.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: