Erayada 'SUT'

suti

Qeexid

Jilib dhigidda wax layska daafacayo loo jilib dhigo.

(-iyo, m.l) Gaashaan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh