Dooro nooca xarafka 'T':
Erayada 'TIN'
tin
Qeexid
/dh (-imo, m.l) Daliigo jillicsan oo dunta u eg oo oogada dadka iyo nafleeyda kale qaarkeed ka soo baxa, mid ka mid ah.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
tinhawleed
Qeexid
(-dyo, m.dh) Guudka fardaha in ka mid ah.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l.u
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
u (urur) — urur (collective)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
tiniin
Qeexid
(-nno, m.dh) Imbili dhexda dun laga gashay oo carruurtu ku ciyaarto.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
tiniinix
Qeexid
Bocoosha badda kuwo ka mid ah oo midabyo badan.
Midabyo badan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
tininig
Qeexid
.r Cod lagu muujiyo shagagax ama shanqar dab.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh.sh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
tinmood
Qeexid
Cudur timaha ku dhaca.
(u) Marka timaha la shanleeyo tintinta soo go'da.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
tinnaar
Qeexid
(-rro, m.dh) Weel qaab aashuun leh oo dhoobo ka samaysan muufadana lagu dubo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
tintaafyo
Qeexid
(daaw.) (kabillariyada) Xidid dhiigyo aad iyo aad u yaryar, sida timaha oo magacoodu ka yimid. Tintaafyadu waxay ku sameeyaan shabaag soohyada (xubnaha) oo dhan waxa dhiigga u keena halbowlayasha yaryar, waxaana ka qaada xididdada yaryar. Tintafyadu jirmigoodu wuxu ka sameysanyahay hal unug, taasoo suuro gelineysa. Kala bedelka: oksijiinka (O2), karbondiyok-saydka (C)2), biyaha (H20), cusbooyinka, iwm oo ka dhex dhacaya jirka iyo soohyada.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
tintaf
Qeexid
(-fyo, m.dh) (c.nafl.) Nooca ugu dhuudhuuban dhuumaha dhiigga ee habdhiska wareegga dhiigga ee lafdhabar leyda.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
tintafid
Qeexid
Raad la xiriira gigsanaanta dusha ee dareere, waana tan keenta inuu dareere kor u raaco ama hoos uga soo dego dhuunyaro ligan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: