Erayada 'TUD'

tuduc

Qeexid

Harag la soohay oo laba ama saddex la isugu qabto middood.

Dhawr tix oo gabay ah oo isku mowduuc ka hadlaya.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh